Najih ناجح
@najihalhilowliso
Pretplatnici
pregledi
Video snimci
API
300K
YouTube brojač pretplatnika uživo
Loading Advanced Analytics...
Najih ناجح
بسم الله الرحمن الرحيم
Kadib Sanado badan oo aan ka cabsanaayay in dhaleecayn loo soo jeediyo Xirfadeyda Af Soomaaliga. Waxaan ugu danbayntii Go,aansaday in aan Furo Ghannel-kan cusub ee Af Soomaaliga ah. Hooyadeey had iyo jeer waxa ay jeclayd in ay aragto aniga oo wax ku kusoo gudbinaayo Af Soomaaliga. Waxaan aaminsanahay in Sanadka 2025 uu yahay Sanadkii aan Rumayn lahaa Riyadaas. Waxaan idinkula wadaagi doonaa Safaro Quruxbadan Sahmino aad u diyaarsan Iyo Taariikh aad wax badan ka faa,iidi doontaan anigoo isticmaalaayo Afka Soomaaliga haduu Allah Qadaro. Waxa aan Rajaynayaa in aan kasbado Taageeradiina
Kusoo Dhawaada Channelka NajihalhlowliSomali!
Embed
Pratite YouTube pretplatnike, preglede, poređenja kreatora i milestones u realnom vremenu.
Video snimci
My beautiful Mogadishu
Uploaded
4,049
pregledi
329
Likes
8
Comments
About RealtimeSubCount.com
Pratite YouTube pretplatnike, preglede, poređenja kreatora i milestones u realnom vremenu.